Rooble oo kormeer ku tagay dekadda weyn ee Muqdisho (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha shaqada kasii tagaya ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday dekadda Muqdisho, isagoo u kuurgalayay habsami u socodka howlaha dekadda. Rooble ayaa warbixin ka dhageystay wasiirka dekadaha iyo gadiidka badda iyo mas’uuliyiinta dekadda oo uga warrammay sida ay u socdaan howlaha dekadda oo ka mid ah ilaha dhaqaalaha ee dalka ugu … Continue reading Rooble oo kormeer ku tagay dekadda weyn ee Muqdisho (Daawo Sawirro)